Jen. Indhacadde oo ka hadlay sababta keentay gadoodka Ciidamada Milateriga qaarkood

Jen Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mid ah Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka ayaa si kulul uga hadlay cabashada ka soo yeeraysa ciidamada Millateriga Soomaaliya ee sababtay iney ka soo baxaan qaar ka mid ah saldhigyadii ay ku lahaayeen labada shabelle. Waxaa uu sheegay in Ciidamada aan afar Bilood la siin mushahar iyo raashin ee … Continue reading Jen. Indhacadde oo ka hadlay sababta keentay gadoodka Ciidamada Milateriga qaarkood